Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

buufimo

(-ooyin, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Qalab maqaar ka sameyn, bixiya neef badan, leh qaab laba sibraar oo hal af wadaaga, labada dacal ee kalena ku leh meelo gacanta lagu qabsado oo tumaaluhu dabka ay biraha ku farsameyaan ku qaxiyaan.

Erayo la-mid ah

buufXuddun.buuf1. Duufsi. 2. B. ku hay: ladnaan. Tus. “Cali buuftuu ku haya…buufbuufDugaagad dahab ama qalin ka samaysan.buufi1. Wax neef ku shubid. 2. Neef maaddo ur leh ama sun ka same…buufinXuub yar cinjir ka samaysan, qaabab kala duwan leh, marka ha…buufinld buufis.buufiye(fiis.) Qalab tamar siiya dareere si uu uga dhaqaajiyo meel …buuflee1. Xoolo baad ka dhergid. 2. Cid caro ama kibir muujin.
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms