Qaamuuska Asalka
burburso
(-saday, -satay)Falg3
Macnaha
Wax is haystay ilkaha ku jajabsasho. ld bururso.
Erayo la-mid ah
burbur1. Cadad yaryar oo wax is haystay u kala jajabo. 2. Caano laā¦burburWax is haystay, cadad yaryar u kala jebid. ld burur² (2).burburiWax is haystay cadad yaryar u kala jejebin. ld bururi (2).burburidld bururid.burburinld burburis (2), bururin, bururis.burburis1. Caano in yar la lulay oo aan firfir yeelan. 2. ld burburiā¦burbursanB. ah: caanaha lo'da ama ariga markay fariistaan.burbursanWax la burburiyey ahaansho. ld burursan (2).

