Qaamuuska Asalka
burbur
(-rro, m.dh)MagacLafdheeriUrursi
Macnaha
1. Cadad yaryar oo wax is haystay u kala jajabo. 2. Caano la lulay oo aan weli subag dhalin. ld burur¹ (2).
Erayo la-mid ah
burburiWax is haystay cadad yaryar u kala jejebin. ld bururi (2).burburidld bururid.burburinld burburis (2), bururin, bururis.burburis1. Caano in yar la lulay oo aan firfir yeelan. 2. ld burburi…burbursanB. ah: caanaha lo'da ama ariga markay fariistaan.burbursanWax la burburiyey ahaansho. ld burursan (2).burbursanaanld burbursanaansho, burursanaan, burursanaansho.burbursanaansho/dh ld burbursanaan.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
