Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

burburi

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

Wax is haystay cadad yaryar u kala jejebin. ld bururi (2).

Erayo la-mid ah

burbur1. Cadad yaryar oo wax is haystay u kala jajabo. 2. Caano la…burburWax is haystay, cadad yaryar u kala jebid. ld burur² (2).burburidld bururid.burburinld burburis (2), bururin, bururis.burburis1. Caano in yar la lulay oo aan firfir yeelan. 2. ld burburi…burbursanB. ah: caanaha lo'da ama ariga markay fariistaan.burbursanWax la burburiyey ahaansho. ld burursan (2).burbursanaanld burbursanaansho, burursanaan, burursanaansho.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms