Qaamuuska Asalka
burabbahalaad
(-dyo, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
(daaw.) Buro halis ah oo jirka ku faafto, dishana nafleyda ay ku dhacdo. ld burobahalaad.
Erayo la-mid ah
buraambur1. Ciyaar hees iyo reeme lagu tumo oo ay haweenku ciyaaraan.…buraambur1. Buraambur tirin. 2. Buraambur ciyaarid.buraash1. (-shiyo, m.dh) ld burush. Qalab qori ah oo sayn, riir iwm…buraashWax buraash ku nadiifin ama ku riinjiyeyn.buraashadWeel yar, macdan ah, ubbada u eg oo biyaha lagu qaato.buraashanWax buraash lagu nadiifiyey ahaansho.buraashidld buraash¹ (2).buraashnaanld buraashnaansho.

