Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

buraash

MagacLafdheeri

Macnaha

1. (-shiyo, m.dh) ld burush. Qalab qori ah oo sayn, riir iwm dhan ku leh oo wax lagu nadiifyo ama lagu riinjiyeeyo. 2. ld buraashid.

Erayo la-mid ah

buraambur1. Ciyaar hees iyo reeme lagu tumo oo ay haweenku ciyaaraan.…buraambur1. Buraambur tirin. 2. Buraambur ciyaarid.buraashadWeel yar, macdan ah, ubbada u eg oo biyaha lagu qaato.buraashanWax buraash lagu nadiifiyey ahaansho.buraashidld buraash¹ (2).buraashnaanld buraashnaansho.buraashnaansho/dh ld buraashnaan.burabbahalaad(daaw.) Buro halis ah oo jirka ku faafto, dishana nafleyda a…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms