Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

buraambur

(-rro, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Ciyaar hees iyo reeme lagu tumo oo ay haweenku ciyaaraan. 2. Nooc maansada ka mid ah oo ay haweenku tiriyaan.

Erayo la-mid ah

buraash1. (-shiyo, m.dh) ld burush. Qalab qori ah oo sayn, riir iwm…buraashWax buraash ku nadiifin ama ku riinjiyeyn.buraashadWeel yar, macdan ah, ubbada u eg oo biyaha lagu qaato.buraashanWax buraash lagu nadiifiyey ahaansho.buraashidld buraash¹ (2).buraashnaanld buraashnaansho.buraashnaansho/dh ld buraashnaan.burabbahalaad(daaw.) Buro halis ah oo jirka ku faafto, dishana nafleyda a…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms