Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

bur

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Budo cad oo rootiga, malawaxa iwm laga samaysto. 2. Taag ciid. 3. Cad yar (ciid, soor, sonkor iwm). 4. Hal geed oo caws ah oo bahalladda yaryar galaan. 5. Abur; xoor.

Erayo la-mid ah

buraambur1. Ciyaar hees iyo reeme lagu tumo oo ay haweenku ciyaaraan.…buraambur1. Buraambur tirin. 2. Buraambur ciyaarid.buraash1. (-shiyo, m.dh) ld burush. Qalab qori ah oo sayn, riir iwm…buraashWax buraash ku nadiifin ama ku riinjiyeyn.buraashadWeel yar, macdan ah, ubbada u eg oo biyaha lagu qaato.buraashanWax buraash lagu nadiifiyey ahaansho.buraashidld buraash¹ (2).buraashnaanld buraashnaansho.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms