Qaamuuska Asalka
bowdlameersan
(-naa, -nayd)Falmg4
Macnaha
Wax bowdlameeri la mariyey ahaansho.
Erayo la-mid ah
bowdXeyndaab ood ah oo beerta, guriga, xerada xoolaha lagu waree…bowd-dumisXaal laga qaado nin naag meher xaday.bowdabbaariileMeesha ay barida iyo bowdadu iska galaan.bowdaqaawiU b.: qof cid uusan doonayn in uu la dagaallamo ereyo iyo fa…bowdaqaawinld bowdaqaawis.bowdlameerOod cusub oo la saaro bowd gaboobay.bowdlameeriBowd, bowdlameer u samayn.bowdlameersanaanld bowdlameersanaansho.

