Qaamuuska Asalka
bowdabbaariile
(-layaal, m.l/dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Meesha ay barida iyo bowdadu iska galaan.
Erayo la-mid ah
bowdXeyndaab ood ah oo beerta, guriga, xerada xoolaha lagu waree…bowd-dumisXaal laga qaado nin naag meher xaday.bowdaqaawiU b.: qof cid uusan doonayn in uu la dagaallamo ereyo iyo fa…bowdaqaawinld bowdaqaawis.bowdlameerOod cusub oo la saaro bowd gaboobay.bowdlameeriBowd, bowdlameer u samayn.bowdlameersanWax bowdlameeri la mariyey ahaansho.bowdlameersanaanld bowdlameersanaansho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
