Qaamuuska Asalka
bowd
(-dad, m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
Xeyndaab ood ah oo beerta, guriga, xerada xoolaha lagu wareejiyo, deyd.
Erayo la-mid ah
bowd-dumisXaal laga qaado nin naag meher xaday.bowdabbaariileMeesha ay barida iyo bowdadu iska galaan.bowdaqaawiU b.: qof cid uusan doonayn in uu la dagaallamo ereyo iyo fa…bowdaqaawinld bowdaqaawis.bowdlameerOod cusub oo la saaro bowd gaboobay.bowdlameeriBowd, bowdlameer u samayn.bowdlameersanWax bowdlameeri la mariyey ahaansho.bowdlameersanaanld bowdlameersanaansho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
