Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

bow

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Jug; b. sii: qof wax ku dhufasho. 2. (sh.r) B. dheh: cod lagu muujiyo dhufashada.

Erayo la-mid ah

bowbowB. dheh: codka durbaanka iwm ay sameeyaan marka la tumo.bowdXeyndaab ood ah oo beerta, guriga, xerada xoolaha lagu waree…bowd-dumisXaal laga qaado nin naag meher xaday.bowdabbaariileMeesha ay barida iyo bowdadu iska galaan.bowdaqaawiU b.: qof cid uusan doonayn in uu la dagaallamo ereyo iyo fa…bowdaqaawinld bowdaqaawis.bowdlameerOod cusub oo la saaro bowd gaboobay.bowdlameeriBowd, bowdlameer u samayn.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms