Qaamuuska Asalka
boolixooftee
(-teeyay, -teysay)Falg2
Macnaha
U b.: faan iyo hanjabaad cid u jeedin. ld boolaxooftee.
Erayo la-mid ah
boolabooloShimbir dabaalata oo badanaa midabkeedu cadyahay. ld boolamb…boolaynld boolo.booldhannimoBooldhe ahaansho.booldheDhasha biciidka.booleeCiyaar turub haad u boqrid.booliHanti qof lahaa oo qof kale si sharci darro ah u milkiyo.booliHanti qof lahaa, qof kale si sharci darro ah ku milkiyid.boolibabtaydh(baay.) Iskudhis orgaanig ah oo ka yimaada amiino asiidho is…

