Qaamuuska Asalka
booldhe
(-dhayaal, m.l/dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Dhasha biciidka.
Erayo la-mid ah
boolabooloShimbir dabaalata oo badanaa midabkeedu cadyahay. ld boolamb…boolaynld boolo.booldhannimoBooldhe ahaansho.booleeCiyaar turub haad u boqrid.booliHanti qof lahaa oo qof kale si sharci darro ah u milkiyo.booliHanti qof lahaa, qof kale si sharci darro ah ku milkiyid.boolibabtaydh(baay.) Iskudhis orgaanig ah oo ka yimaada amiino asiidho is…boolicunQof hanti booli ah ku dhaqma. ld boolicune, booliquute.

