Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

boolibabtaydh

(-dhyo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

(baay.) Iskudhis orgaanig ah oo ka yimaada amiino asiidho isugu xidhmay dariiqadda xarfinta. B.adu waxay isugu xidhmaan si ay u sameeyaan borotiino.

Erayo la-mid ah

boolabooloShimbir dabaalata oo badanaa midabkeedu cadyahay. ld boolamb…boolaynld boolo.booldhannimoBooldhe ahaansho.booldheDhasha biciidka.booleeCiyaar turub haad u boqrid.booliHanti qof lahaa oo qof kale si sharci darro ah u milkiyo.booliHanti qof lahaa, qof kale si sharci darro ah ku milkiyid.boolicunQof hanti booli ah ku dhaqma. ld boolicune, booliquute.
Erayga Manta
manjarroorsanaanld majarroorsanaan, majarroorsanaansho, manjarroorsan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms