Qaamuuska Asalka
boogee
(-geeyay, -gaysay)Falg2
Macnaha
Boog u yeelid (jir).
Erayo la-mid ah
boogNabar caalir leh jirka muddo ku yaallay oo aan weli biskoon.boog-calooleed(daaw.) Boog ku sameysmata caloosha waxaana keena aasidhka o…boog-xiidmeed(daaw.) Boog ku taal qayb ka mid ah xiidmaha (duodenum) waxa…boogadhayeQof boogaha iyo nabarrada fudud daaweeya. ld boogadhay.boogaysanWax boog leh ahaansho.boogaysnaanld boogaysnaansho.boogaysnaansho/dh ld boogaysnaan.boogcalooleedNabar caloosha ka soo baxa. ld boogcaloolo.

