Qaamuuska Asalka
boog-xiidmeed
(-dyo, m.dh)MagacDhexdhexaad
Macnaha
(daaw.) Boog ku taal qayb ka mid ah xiidmaha (duodenum) waxaana keena asidhka caloosha. Waxaana u badan dadka noocooda dhiigga uu yahay kooxda “O”. Astaamaha: xanuun uurkujirtada marka calooshu marantahay; matagna waa jiri karaa.
Erayo la-mid ah
boogNabar caalir leh jirka muddo ku yaallay oo aan weli biskoon.boog-calooleed(daaw.) Boog ku sameysmata caloosha waxaana keena aasidhka o…boogadhayeQof boogaha iyo nabarrada fudud daaweeya. ld boogadhay.boogaysanWax boog leh ahaansho.boogaysnaanld boogaysnaansho.boogaysnaansho/dh ld boogaysnaan.boogcalooleedNabar caloosha ka soo baxa. ld boogcaloolo.boogeeBoog u yeelid (jir).

