Qaamuuska Asalka
bilirubiin
(daaw.)MagacLafdheeri
Macnaha
Walaxyo midabeysan oo ka yimid jajabinta heemogolobiinta dhiigga oo xameetida la socda. Labada ugu muhiimsan waxa weeyaan biilirubiin oo midab hurdi ah leh iyo biiliferdin oo midab cagaar ah leh.
Erayo la-mid ah
bili/dh 1. Nasiib wacan. 2. Sharaf wacan.bilicMuuqaal indhuhu u bogaan oo ay aad u jecleystaan.bilicsanWax muuqaalkooda indhuhu u bogaan oo ay aad u jecleystaan ah…bilicsanaanld bilicsanaansho.bilicsanaansho/dh ld bilicsanaan.biligIf, inta muuqda durbadiiba qarsooma; big.biligbilig1. Dhimbilayn. 2. Babbinta.biligleeIftiin meel dheer bilig ka dhihid.

