Qaamuuska Asalka
bilic
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Muuqaal indhuhu u bogaan oo ay aad u jecleystaan.
Erayo la-mid ah
bili/dh 1. Nasiib wacan. 2. Sharaf wacan.bilicsanWax muuqaalkooda indhuhu u bogaan oo ay aad u jecleystaan ah…bilicsanaanld bilicsanaansho.bilicsanaansho/dh ld bilicsanaan.biligIf, inta muuqda durbadiiba qarsooma; big.biligbilig1. Dhimbilayn. 2. Babbinta.biligleeIftiin meel dheer bilig ka dhihid.bililiqaysashold bililiqaysad, bililiqaysi.

