Qaamuuska Asalka
bili
MagacLafdheeri
Macnaha
/dh 1. Nasiib wacan. 2. Sharaf wacan.
Erayo la-mid ah
bilicMuuqaal indhuhu u bogaan oo ay aad u jecleystaan.bilicsanWax muuqaalkooda indhuhu u bogaan oo ay aad u jecleystaan ah…bilicsanaanld bilicsanaansho.bilicsanaansho/dh ld bilicsanaan.biligIf, inta muuqda durbadiiba qarsooma; big.biligbilig1. Dhimbilayn. 2. Babbinta.biligleeIftiin meel dheer bilig ka dhihid.bililiqaysashold bililiqaysad, bililiqaysi.

