Qaamuuska Asalka
beddelo
FalGoobjoog
Macnaha
/mg. 3 (-eshay, -elatay) 1. (f.g)Wax, wax kale dhaafsasho. 2. (f.mg) Ka b.: qof meel hawl ka hayey meel kale oo uu hawshiisii ka si wato aadid.
Erayo la-mid ah
beddel1. ld beddelid. Dhaafsashada wax wax kale la dhaafsado. 2. l…beddelWax la beddelay ka dhigid; wax wax kale ku doorin. ld baddal…beddelanWax la beddelay noqosho. ld baddalan¹.beddelanWax beddel ku dhacay ahaansho. ld baddalan².beddelashold baddalasho.beddelidld baddal¹, baddalaad, baddalid, beddel¹ (1,2), beddelaad.beddelmidld baddalmid.beddelnaanld baddalnaan, baddalnaansho, beddelnaansho.

