Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

beddelan

(-lmay, -lantay; -lmi)
Falmg1

Macnaha

Wax la beddelay noqosho. ld baddalan¹.

Erayo la-mid ah

beddel1. ld beddelid. Dhaafsashada wax wax kale la dhaafsado. 2. l…beddelWax la beddelay ka dhigid; wax wax kale ku doorin. ld baddal…beddelashold baddalasho.beddelidld baddal¹, baddalaad, baddalid, beddel¹ (1,2), beddelaad.beddelmidld baddalmid.beddelnaanld baddalnaan, baddalnaansho, beddelnaansho.beddelnaansho/dh ld beddelnaan.beddelo/mg. 3 (-eshay, -elatay) 1. (f.g)Wax, wax kale dhaafsasho. 2…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms