Qaamuuska Asalka
beddel
MagacLafdheeri
Macnaha
1. ld beddelid. Dhaafsashada wax wax kale la dhaafsado. 2. ld beddelid. Wareejinta qof meel uu hawl ka hayey laga wareejiyo iyadoo meel kale la geynayo. 3. B. ah: qof meel uu hawl ka hayey laga wareejiyo iyadoo meel kale la geynayo si uu hawshii halka uga si wato.
Erayo la-mid ah
beddelanWax la beddelay noqosho. ld baddalan¹.beddelanWax beddel ku dhacay ahaansho. ld baddalan².beddelashold baddalasho.beddelidld baddal¹, baddalaad, baddalid, beddel¹ (1,2), beddelaad.beddelmidld baddalmid.beddelnaanld baddalnaan, baddalnaansho, beddelnaansho.beddelnaansho/dh ld beddelnaan.beddelo/mg. 3 (-eshay, -elatay) 1. (f.g)Wax, wax kale dhaafsasho. 2…

