Qaamuuska Asalka
bed
(-dad, m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
Masaaxa dhul ku fadhiiyo.
Erayo la-mid ah
beddelWax la beddelay ka dhigid; wax wax kale ku doorin. ld baddal…beddel1. ld beddelid. Dhaafsashada wax wax kale la dhaafsado. 2. l…beddelanWax la beddelay noqosho. ld baddalan¹.beddelanWax beddel ku dhacay ahaansho. ld baddalan².beddelashold baddalasho.beddelidld baddal¹, baddalaad, baddalid, beddel¹ (1,2), beddelaad.beddelmidld baddalmid.beddelnaanld baddalnaan, baddalnaansho, beddelnaansho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
