Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

baxso

(-saday, -satay)
Falmg3

Macnaha

1. Wax meel ku jirey kala bixid. 2. Nafley wax halis u ah ka cararid. 3. Ka b.: nafley halis ka badbaadid.

Erayo la-mid ah

baxsad1. B. ah: qof meel lagu ogaa si sharcidarro ah uga fakaday m…baxsan1. Wax kulansaday qurux, wanaag caqli dheeraad ah ahaansho (…baxsanaanld baxsanaansho.baxsanaanXaalad maskaxeed lagu yaqaan farxad aan caadi ahayn iyo firf…baxsanaansho/dh ld baxsanaan.baxsashold baxsad (3), baxsi.baxshuushBacaw.baxshuushsanWax baxshuush hayo ahaansho.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms