Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

baxsad

MagacLafdheeri

Macnaha

1. B. ah: qof meel lagu ogaa si sharcidarro ah uga fakaday meeshi lagu ogaa. 2. B. ah: neef xoolo ah oo ka fakaday meeshi lagu ogaa. 3. ld baxsasho.

Erayo la-mid ah

baxsan1. Wax kulansaday qurux, wanaag caqli dheeraad ah ahaansho (…baxsanaanld baxsanaansho.baxsanaanXaalad maskaxeed lagu yaqaan farxad aan caadi ahayn iyo firf…baxsanaansho/dh ld baxsanaan.baxsashold baxsad (3), baxsi.baxshuushBacaw.baxshuushsanWax baxshuush hayo ahaansho.baxshuushsanaanld baxshuushsanaansho.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms