Qaamuuska Asalka
baxsan
(-naa, -nayd)Falmg4
Macnaha
1. Wax kulansaday qurux, wanaag caqli dheeraad ah ahaansho (qof). 2. Wax is hanashadii ay khamro, caro, fikir dheer iwm ay ka lumisay ahaansho (qof). 3. Kala b.: derin iwm wax fidsan ahaansho.
Erayo la-mid ah
baxsad1. B. ah: qof meel lagu ogaa si sharcidarro ah uga fakaday m…baxsanaanld baxsanaansho.baxsanaanXaalad maskaxeed lagu yaqaan farxad aan caadi ahayn iyo firf…baxsanaansho/dh ld baxsanaan.baxsashold baxsad (3), baxsi.baxshuushBacaw.baxshuushsanWax baxshuush hayo ahaansho.baxshuushsanaanld baxshuushsanaansho.

