Qaamuuska Asalka
baroordiiq
MagacLafdheeri
Macnaha
/dh 1. Hadallo debecsan oo waano iyo laabqaboojis oo loo jeediyo qof dhibaato culus gaartay; tacsi. 2. ld baroordiiqid.
Erayo la-mid ah
baro/mg3 (-rtay, -ratay) 1. (f.g) Aqoon kororsasho. 2. U b.: wax…baro1. Degaan lagu dhasho ama lagu dhaqmo; guri. 2. Goobta lagu …barood1. ld baroodid. Baabbacada uu geela sameeyo marka uu barwaaq…barood1. Geel barwaaqeysan baabbaco sameyn. 2. Neef wax naftu mark…baroodidld barood¹ (1), karood¹, karoodid.barooleNoocyada kalluunka jaad ka mid ah.barooqMayrax la feeray oo aan weli wax lagu samayn.baroorMidab caddaan boor leh ah oo ay farduhu yeeshaan.

