Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

barood

MagacLafdheeri

Macnaha

1. ld baroodid. Baabbacada uu geela sameeyo marka uu barwaaqeysanyahay. 2. B. ah: neef sii dhimanaya jirro awgeed.

Erayo la-mid ah

baro/mg3 (-rtay, -ratay) 1. (f.g) Aqoon kororsasho. 2. U b.: wax…baro1. Degaan lagu dhasho ama lagu dhaqmo; guri. 2. Goobta lagu …baroodidld barood¹ (1), karood¹, karoodid.barooleNoocyada kalluunka jaad ka mid ah.barooqMayrax la feeray oo aan weli wax lagu samayn.baroor1. Qaylo dheer cataw iyo ilmo leh oo ay haweenku sameeyaan m…baroorOohin iyo cataw kor ugu dhawaaqid.baroorMidab caddaan boor leh ah oo ay farduhu yeeshaan.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms