Qaamuuska Asalka
baroole
MagacLafdheeri
Macnaha
Noocyada kalluunka jaad ka mid ah.
Erayo la-mid ah
baro/mg3 (-rtay, -ratay) 1. (f.g) Aqoon kororsasho. 2. U b.: wax…baro1. Degaan lagu dhasho ama lagu dhaqmo; guri. 2. Goobta lagu …barood1. ld baroodid. Baabbacada uu geela sameeyo marka uu barwaaq…barood1. Geel barwaaqeysan baabbaco sameyn. 2. Neef wax naftu mark…baroodidld barood¹ (1), karood¹, karoodid.barooqMayrax la feeray oo aan weli wax lagu samayn.baroor1. Qaylo dheer cataw iyo ilmo leh oo ay haweenku sameeyaan m…baroorMidab caddaan boor leh ah oo ay farduhu yeeshaan.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
