Qaamuuska Asalka
barijugley
MagacDhexdhexaadUrursi
Macnaha
Nooc cayayaanka lix lugoodlaha ah ka mid ah oo leh madax ay ku dahaarantahay qolof adag oo kurtumo leh iyo qaar danbe oo buuran oo jilicsan; dhiidhiiyo, xaabley, xabgaal.
Erayo la-mid ah
bariJahada ay qoraxda ka soo baxdo.bari/mg1 (-ryay, -riday; -ryi) 1. (f.g) Cid wax ay leedahay ama …bari1. Cadka baruurta ah oo ka baxa dibka idaha. 2. (-iyo, m.l) …baricaddeNooc ka mid ah quraanyada waaweyn oo daba cad leh.baridld baris, baritan.baridhawrBarkin xalleefsan oo koore, kursi iwm layska xajiyo.bariggo'anDaruur weyn, biyo lahayn oo aan daruur kale ka hooseyn.bariggooU b.: qof dhaawac ah neef ida ah oo lagu baaniyo u qalid.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
