Qaamuuska Asalka
baricadde
MagacLafdheeri
Macnaha
Nooc ka mid ah quraanyada waaweyn oo daba cad leh.
Erayo la-mid ah
bariJahada ay qoraxda ka soo baxdo.bari/mg1 (-ryay, -riday; -ryi) 1. (f.g) Cid wax ay leedahay ama …bari1. Cadka baruurta ah oo ka baxa dibka idaha. 2. (-iyo, m.l) …baridld baris, baritan.baridhawrBarkin xalleefsan oo koore, kursi iwm layska xajiyo.bariggo'anDaruur weyn, biyo lahayn oo aan daruur kale ka hooseyn.bariggooU b.: qof dhaawac ah neef ida ah oo lagu baaniyo u qalid.bariggooyoB. ah: 1. Neef ida ah oo qof dhaawac ah in lagu baaniyo loo …

