Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

bari

MagacLafdheeri

Macnaha

Jahada ay qoraxda ka soo baxdo.

Erayo la-mid ah

baricaddeNooc ka mid ah quraanyada waaweyn oo daba cad leh.baridld baris, baritan.baridhawrBarkin xalleefsan oo koore, kursi iwm layska xajiyo.bariggo'anDaruur weyn, biyo lahayn oo aan daruur kale ka hooseyn.bariggooU b.: qof dhaawac ah neef ida ah oo lagu baaniyo u qalid.bariggooyoB. ah: 1. Neef ida ah oo qof dhaawac ah in lagu baaniyo loo …bariiHabeen meel ku nabad gelin (nafley). ld bariisii.bariidi1. Cid, subax bariido ugu tegid. 2. Cid, salaan ugu tegid.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms