Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

baqtii

(-iiyay, -iisay)
Falg2

Macnaha

1. Nafley, nafta ka goyn. 2. Nal, raadiye, dab iwm damin. 3. Nafley xannaano darreyn. 4. Xoolo, ugaar iwm oo nafbaxaya gawrici waayid. ld bakhtii, bakhtiiji, baqtiiji.

Erayo la-mid ah

baqtiNafley, iyadoon la gawracin nafbixid. ld bakhti².baqti1. Nafley iyadoon la birayn nafbaxday. 2. Nafley nafbaxday o…baqti-afuuf1. Diqsi waaweynoo aan laga waayin meesha baqti yaal. 2. B. …baqti-afuuf1. Wax aan qiimo lahaayn buunbuunin. 2. Nafley aad u liidata…baqti-afuufidld bakhti afuufid.baqtifuulDuqsi waaweyn, leh midab qurxoon oo buluug ama cagaar ah oo …baqtiggowracBaqtigowrac ku kicid. ld bakhtiggowrac².baqtiggowracColaad aad u xumaata oo inta xeerka wanaagsan oo dagaalka la…
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms