Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

baqtiggowrac

MagacLafdheeri

Macnaha

Colaad aad u xumaata oo inta xeerka wanaagsan oo dagaalka laga gudbo, dadka nool daaye, kuwa dhinta la foolxumeeyo (gowrac, addimo ka goyn iwm); baqtiwareen. ld bakhtiggowrac¹.

Erayo la-mid ah

baqtiNafley, iyadoon la gawracin nafbixid. ld bakhti².baqti1. Nafley iyadoon la birayn nafbaxday. 2. Nafley nafbaxday o…baqti-afuuf1. Diqsi waaweynoo aan laga waayin meesha baqti yaal. 2. B. …baqti-afuuf1. Wax aan qiimo lahaayn buunbuunin. 2. Nafley aad u liidata…baqti-afuufidld bakhti afuufid.baqtifuulDuqsi waaweyn, leh midab qurxoon oo buluug ama cagaar ah oo …baqtii1. Nafley, nafta ka goyn. 2. Nal, raadiye, dab iwm damin. 3.…baqtiinld bakhtiijiin, bakhtiin, baqtiijiin, baqtiijis.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms