Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

baqti

(-iyo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Nafley iyadoon la birayn nafbaxday. 2. Nafley nafbaxday oo quruntay. ld bakhti¹.

Erayo la-mid ah

baqti-afuuf1. Wax aan qiimo lahaayn buunbuunin. 2. Nafley aad u liidata…baqti-afuuf1. Diqsi waaweynoo aan laga waayin meesha baqti yaal. 2. B. …baqti-afuufidld bakhti afuufid.baqtifuulDuqsi waaweyn, leh midab qurxoon oo buluug ama cagaar ah oo …baqtiggowracColaad aad u xumaata oo inta xeerka wanaagsan oo dagaalka la…baqtiggowracBaqtigowrac ku kicid. ld bakhtiggowrac².baqtii1. Nafley, nafta ka goyn. 2. Nal, raadiye, dab iwm damin. 3.…baqtiinld bakhtiijiin, bakhtiin, baqtiijiin, baqtiijis.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms