Qaamuuska Asalka
baqas
MagacLafdheeri
Macnaha
Barwaaqo badan; baraare.
Erayo la-mid ah
baqaalDoonyaha safarrada dhaadheer gala tan ugu weyn oo qaadi kart…baqabbeenlaynbaqabbeenlee. ld baqabeen, baqabeenle, baqabbeeno.baqabbeenleBaqe xeeldagaal ah oo cadow lagu dago. ld baqabbeenlayn.baqabbeenleeBaqabbeenle sameyn.baqacararOrod dheer oo ay nafleydu sameeyso baqdin awgeed. ld baqacar…baqacararCararid baqdin awgeed.baqacararidld baqacarar¹.baqal1. Gammaan lab oo ay dameer iyo geenyo iska dhaleen. 2. ld b…

