Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

baqaal

(-llo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Doonyaha safarrada dhaadheer gala tan ugu weyn oo qaadi karta kun jawaan iyo ka badan. ld baqaalad, baqlad.

Erayo la-mid ah

baqabbeenlaynbaqabbeenlee. ld baqabeen, baqabeenle, baqabbeeno.baqabbeenleBaqe xeeldagaal ah oo cadow lagu dago. ld baqabbeenlayn.baqabbeenleeBaqabbeenle sameyn.baqacararOrod dheer oo ay nafleydu sameeyso baqdin awgeed. ld baqacar…baqacararCararid baqdin awgeed.baqacararidld baqacarar¹.baqal1. Gammaan lab oo ay dameer iyo geenyo iska dhaleen. 2. ld b…baqalGammaan dheddig oo ay geenyo iyo dameer iska dhaleen.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms