Qaamuuska Asalka
baqabbeenlee
(-leeyay, -laysay)Falmg2
Macnaha
Baqabbeenle sameyn.
Erayo la-mid ah
baqaalDoonyaha safarrada dhaadheer gala tan ugu weyn oo qaadi kart…baqabbeenlaynbaqabbeenlee. ld baqabeen, baqabeenle, baqabbeeno.baqabbeenleBaqe xeeldagaal ah oo cadow lagu dago. ld baqabbeenlayn.baqacararOrod dheer oo ay nafleydu sameeyso baqdin awgeed. ld baqacar…baqacararCararid baqdin awgeed.baqacararidld baqacarar¹.baqal1. Gammaan lab oo ay dameer iyo geenyo iska dhaleen. 2. ld b…baqalGammaan dheddig oo ay geenyo iyo dameer iska dhaleen.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
