Qaamuuska Asalka
banjiyad
(-do, m.dh)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Dhagax dubnadeed oo labada wejiba ku leh, shan dhibcood. ld biishad.
Erayo la-mid ah
banjiGeedgaab iniinahiisa lagu sakhraamo oo leh caleemo balballaa…banji-bicaddaanDhagax dubnadeed oo wejiga lagu cayaaro dhinac ka cad, dhina…banji-bidoohDhagax dubnadeed oo wejiga lagu cayaaro dhinac labo dhibcood…banji-bijoohaarDhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro dhinac afar dhibic k…banji-bishiishDhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro dhinac shan dhibcood…banji-biyeegDhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro hal dhibic ku leh, d…banjoogXayawaanka intiisa nacfiga leh ee aan dadka la noolayn; duur…banjoogowBanjoog noqosho (xayawaan).

