Qaamuuska Asalka
banji-bicaddaan
(-nno, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Dhagax dubnadeed oo wejiga lagu cayaaro dhinac ka cad, dhinaca kalena ku leh shan dhibcood. ld caddaan-bibiish.
Erayo la-mid ah
banjiGeedgaab iniinahiisa lagu sakhraamo oo leh caleemo balballaa…banji-bidoohDhagax dubnadeed oo wejiga lagu cayaaro dhinac labo dhibcood…banji-bijoohaarDhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro dhinac afar dhibic k…banji-bishiishDhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro dhinac shan dhibcood…banji-biyeegDhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro hal dhibic ku leh, d…banjiyadDhagax dubnadeed oo labada wejiba ku leh, shan dhibcood. ld …banjoogXayawaanka intiisa nacfiga leh ee aan dadka la noolayn; duur…banjoogowBanjoog noqosho (xayawaan).

