Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

banji-bishiish

(-shyo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Dhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro dhinac shan dhibcood ku leh, dhinaca kalena lix. ld biish-bishiish, shiish-bibanji, shiish bibiish.

Erayo la-mid ah

banjiGeedgaab iniinahiisa lagu sakhraamo oo leh caleemo balballaa…banji-bicaddaanDhagax dubnadeed oo wejiga lagu cayaaro dhinac ka cad, dhina…banji-bidoohDhagax dubnadeed oo wejiga lagu cayaaro dhinac labo dhibcood…banji-bijoohaarDhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro dhinac afar dhibic k…banji-biyeegDhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro hal dhibic ku leh, d…banjiyadDhagax dubnadeed oo labada wejiba ku leh, shan dhibcood. ld …banjoogXayawaanka intiisa nacfiga leh ee aan dadka la noolayn; duur…banjoogowBanjoog noqosho (xayawaan).
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms