Qaamuuska Asalka
ballaarso
(-saday, -satay)Falg3
Macnaha
1. Dhul iwm cabbirkooda kordhisasho. 2. Wax ballaciisa weyneysasho.
Erayo la-mid ah
ballaaIndha la'.ballaaran1. Wax ballac weyn leh ahaansho. 2. Wax waasac ah ahaansho (…ballaarashold ballaarnaan.ballaari1. Wax, wax ballac leh ka dhigid. 2. Wax, wax waasac ah ka d…ballaarinIsqaad joometiriyeed ee soo saara humaag ka weyn (ka yar had…ballaarnaanld ballaarnaansho.ballaarnaansho/dh ld ballaarnaan.ballaaroWax ballaaran noqosho.

