Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

ballaari

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

1. Wax, wax ballac leh ka dhigid. 2. Wax, wax waasac ah ka dhigid.

Erayo la-mid ah

ballaaIndha la'.ballaaran1. Wax ballac weyn leh ahaansho. 2. Wax waasac ah ahaansho (…ballaarashold ballaarnaan.ballaarinIsqaad joometiriyeed ee soo saara humaag ka weyn (ka yar had…ballaarnaanld ballaarnaansho.ballaarnaansho/dh ld ballaarnaan.ballaaroWax ballaaran noqosho.ballaarsashold ballaarsad, ballaarsi.
Erayga Manta
rogaalTirada hal oo loo qaybiyey tiro ama tibaax kale. Tussale ahaan, rogaalka 2 waa 1/2; rogaalka x2 + 1 …

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms