Qaamuuska Asalka
ballaaran
(-rnaa, -rnayd)Falmg4
Macnaha
1. Wax ballac weyn leh ahaansho. 2. Wax waasac ah ahaansho (dhul, weel iwm).
Erayo la-mid ah
ballaaIndha la'.ballaarashold ballaarnaan.ballaari1. Wax, wax ballac leh ka dhigid. 2. Wax, wax waasac ah ka d…ballaarinIsqaad joometiriyeed ee soo saara humaag ka weyn (ka yar had…ballaarnaanld ballaarnaansho.ballaarnaansho/dh ld ballaarnaan.ballaaroWax ballaaran noqosho.ballaarsashold ballaarsad, ballaarsi.

