Qaamuuska Asalka
babbisjinni
MagacLafdheeri
Macnaha
Balanbaalis
Erayo la-mid ah
babbaayGeed-mirood dheer, lugtool ah oo baarka sare ku leh caleemo …babbad1. B. ah: meel aan gabbaad lahayn oo dabayl badan. 2. ld bab…babbashold babbad.babbiSi dab loo ololiyo ama wax kulul loo qaboojiyo, hawada ku xe…babbinld babbis (2).babbis1. Qalab sida badan caw laga sameeyo oo wax lagu babbiyo. 2.…babboWax dabayl xooggan oo dhacaysa awgeed aad u ruxasho.

