Qaamuuska Asalka
babbis
(-yo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Qalab sida badan caw laga sameeyo oo wax lagu babbiyo. 2. ld babbin.
Erayo la-mid ah
babbaayGeed-mirood dheer, lugtool ah oo baarka sare ku leh caleemo …babbad1. B. ah: meel aan gabbaad lahayn oo dabayl badan. 2. ld bab…babbashold babbad.babbiSi dab loo ololiyo ama wax kulul loo qaboojiyo, hawada ku xe…babbinld babbis (2).babbisjinniBalanbaalisbabboWax dabayl xooggan oo dhacaysa awgeed aad u ruxasho.

