Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

babbaay

MagacLafdheeri

Macnaha

Geed-mirood dheer, lugtool ah oo baarka sare ku leh caleemo balballaaran iyo miro waaweyn, macaan oo leh iniino filfisha u eg; mafafaay.

Erayo la-mid ah

babbad1. B. ah: meel aan gabbaad lahayn oo dabayl badan. 2. ld bab…babbashold babbad.babbiSi dab loo ololiyo ama wax kulul loo qaboojiyo, hawada ku xe…babbinld babbis (2).babbis1. Qalab sida badan caw laga sameeyo oo wax lagu babbiyo. 2.…babbisjinniBalanbaalisbabboWax dabayl xooggan oo dhacaysa awgeed aad u ruxasho.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms