Qaamuuska Asalka
baayir
(-rro, m.dh)MagacLafdheerikh
Macnaha
B. ah: qof aad u been badan; beenlow; beenaale.
Erayo la-mid ah
baaySaamiga uu meeriska goobo kasta la sameeyo dhexroorka goobad…baayacWax ganacsi u yaal qiimahooda weyddin; gorgorin.baayacadWeyddiinta qiimaha wax ganacsi u yaal. ld baayacasho.baayacashold baayacad.baayacmushtar; biicmushtari.baayactamidld baayactan¹.baayactanWax iib u yaal qiimahooda ka doodid.baaybalKitaabka diimeed oo muqaddaska u ah yahuudda iyo kirishtaank…

