Qaamuuska Asalka
baayac
(-cay, -cday; -yici)Falg1
Macnaha
Wax ganacsi u yaal qiimahooda weyddin; gorgorin.
Erayo la-mid ah
baaySaamiga uu meeriska goobo kasta la sameeyo dhexroorka goobad…baayacadWeyddiinta qiimaha wax ganacsi u yaal. ld baayacasho.baayacashold baayacad.baayacmushtar; biicmushtari.baayactamidld baayactan¹.baayactanWax iib u yaal qiimahooda ka doodid.baaybalKitaabka diimeed oo muqaddaska u ah yahuudda iyo kirishtaank…baayicidld baayac¹.

